Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Ganacsatada ugu baaqey in ay dalka Maalgashadaan

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ka dib Markii uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer ku tagey Beerta Daarusalaam, ayaa halkaas wakhti kula qaatay boqollaal dadweyne ah oo ku sugnaa, kuwaas oo u dabaal dagayey farxadda maalmaha ciidda, taas oo ganacasato soomaliyeed ku sameystey maalgelin ganacasi maadama uu amniga ay wax iska bedeley.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa bogaadiyey horumarka, bilicda iyo amniga ka jira degmada Daarusalaam, isaga oo ku dhiirigeliyey ganacsatada in ay sii wadaan dadaalka ay ugu jiraan horumarinta iyo maalgelinta caasimadda iyo guud ahaan dalka.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here