Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Daahfuray Qorshaha Qaran Wadiiqooyinka Xalka Waara.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daah-furey Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xaalka Waara, kaas oo Micnihiisu uu yahay in Hal milyan oo qof oo Soomaali ah dib u deegaameyn loo sameeyo.

Barnaamijkan oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Qorsheynta XFS ayaa waxaa ugu Horeeyn ka hadlay Wasiirka Qorsheynta XFS, iyo Wasiirka Waxbarashada XFS, waxeyna ay si faahfaahsan uga hadleen Ahmiyada uu u leeyahay Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here