Ra’iisul wasaaraha XFS Oo Daah furay Mabaadi’da Nabadda Soomaaliya.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ra’isul wasaaraha XFS mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta ku daahfuray caasimadda Mabaadii’da Nabadda ee Soomaaliya”, waxaa uuna ka hadlay qiimaha nabadda.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane, Axmed Macallim Fiqi ayaa sheegay in dadka madasha ku sugan oo meelo kala duwan ka kala yimid, dhaqammo kala duwanna leh hadana yoolkoodu uu yahay in nabad iyo xasillooni lagu dabbaalo Soomaaliya iyo meelo ka baxsan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here