Ra’iisul wasaaraha XFS Iyo Madaxweynaha KG Oo Si Wadajir ah Xariga Uga jaray Mashaariic Laga fuliyey Magaalada Baydhabo.

0
293

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Mashaaricdaan kala duwan oo ay iskugu jirta dhagax dhiga Xarun Caafimaad,Madarasad lagu Barto Diinta Islaamka iyo Xarunta lagu xanaaneyo Carruurta derba jiifka ayaa si wada jir ah u dhagax dhigeen Ra”iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen waxaana sidoo kale qeyb ka ahaa Wasiiro Heer fadaraal iyo Heer dowalada Gobaleed.

Warkan waxaa inoo haya Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here