Raashin iyo Daawooyin dhacay Oo Lagu gubey Magaalada Boorama

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Howlgalkan Lagu gubayay Ilaa 25tan Oo Raashin Daawo iyo Cabitaano waqtigooda dhacay oo ay soo qabatey Hay’adda dhawrista Tayada ee Gobolka Awdal si Caafimadka Bulshada loo ilaaliyo.

Isku duwaha Hay’adda dhawrista Tayada ee Gobolka Awdal Cumar Ahmed Cadaawe ayaa ka hadlay sida ay ku soo qabteen 25tan Oo Raashin Daawo iyo Cabitaano waqtigooda dhacay oo lagu iibinayay Suuqyada Boorama.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here