Qudaar yari ka jirta Suuqyada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose

0
263

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Suuqyada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa haatan laga dareemayaa qudaar yari aad u xoogan taasi oo saameysay qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Ganacsatada iibisa qudaarta noocyadeeda kala duwan ayaa sheegay inay soo food saartay suuq xumo maadaama qudaarta noqotay mid ka sii yaaraneysa gudaha Magaalada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here