Qoyska wiil yar oo ku xanuunsan Diinsoor Oo codsaday in la caawiyo.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wiil yar oo la xanuunsanaya xanuunka sokorta ama macaanka oo kuk nool Degmada diinsoor ayaa walidkiisa oo danyar ah waxaa ay bulshada ka dalbadeen in wiilkooda laga caawiyo in ay u helaan daawo ay kula tacaalaan

Labo sano wax daawo iyo daryeel ah ma helin sida uu sheegey mid kamid ah waalidkiisa oo la hadley warbaahinta, waxaa uuna sheegey Degmada diinsoor oo go,doon ah sabab u tahay in xaalada wiilkaan ay daryeel la,aan halkaan gaarto.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here