Qoysaskii laga soo raafay Lascaanood oo dhul ka iibsaday Xaafada Howlwadaag Ee Magalada Baydhabo

0
392

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bishii aan soo dhaafnay ayay aheyd markii laga Soo saarey qoysaskii lagu soo raafay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kuwaas oo muda ku jiray xarunta Eey dhisii ee Magaalada Baydhabo, kadib dadkan ayaa heley Gurmad kala duwan waxaana la gadoonsiyey lacag ay ku shaqeystaan islamaakaasina shaqa abuur ku samaystaan .

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here