Qoysaskii Laascaanood laga soo masaafuriyey oo dhulal ay leeyihiin iibsadey.

0
235

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waa dad deegaan ah, waliba degan dhul iyaga leeyihiin oo qoys kasta si is kiis ah u iibsadeen.

Lacagta 85 qoys ee dhulalka ku iibsadeen waxay aheyd lacago deeq ah oo ay bixyeen Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed iyo qaar ka mid ah shirkadaha dalka ku yaala gaar ahaan Dahabshiil Garuop iyo Hormuud Foundation.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here