Qoysaska Roobku Saameeyay Oo Deeq Raashin ah loogu qeybiyay Baydhabo.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In ka badan 600 Oo Qoys oo Danyar ah Saamena ku yeelatey fatahaada ka dhacdey Magaalada Baydhabo ayaa Gaarsiiyay Deeq raashin ah sida bariis , bur , sokor , Timiir iyo Saliid.

Dadkaan Deeqda la gaarsiiyey ayaa isugu jira kuwa horey Barakac u ahaa iyo kuwa hada xaafadahooda ka barakacay kuwaas oo u baahan gargaar kala duwan sida Hooy Cuno Biyo Nadiif ah iyo Adeegyada kala duwan Oo Caafimaadka ugu horeeyo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here