Qoysas ku nool Kaamka Bardaale ee Baladweyne oo wajahaya Xaalado nolol xumo.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan oo ku nool Kaamka Bardaale Ee ku yaala duleedka galbeed ee Magaalada Baladweyne ayaa xiligaan waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo aad u liidata kadib markii inta badan Magaalada uu ku fatahay Webiga Shabeele ayna atkaatey in si fudud nolosha lgu maareeyo.

Qoysasakaana ayaa waxaa haysato baahiyo dhanka nolosha ah Sida Hoy la ‘aan , Biyo yari iyo raashiin la’aan qaar kamid ah qoysaskan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxay dabbadeen in baahidooda wax laga qabto inta awooda maadama ay daruufo adag heysato.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here