Qoysaska Barakacyaasha Kismaayo Oo Dalbaday In Caruurtooda la ciidsiiyo.

0
38

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xili ay saacado kooban oo kaliya ay ka dhiman tahay Ciidul Fidriga ayaa waxaa inta badan diyaar garow xoogan aysan ka jirin Kamaamka ay ku noolyihiin dadka Barakacayaasha ah ee ku dhaqan degmada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland

Kaamka Beder ayaa ka mid kaamamka aan ka jirin diyaargarowga Xoogan waxaana Gudoomiyaha Kaamkaasi Siidii Maxamed aadan iyo Raxma Caweys oo ka mid ah dadka Degan kaamka ayaa waxaa ay ka hadleen Ciida iyo sida ay u rabaan in loo caawiyo.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ