Qoysaska Barakacyaasha ee Magaalada Baydhabo oo Codsaday in loo dhiso Dugsiyo Carruurtooda ay wax ku bartaan.

0
370

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Barakacyaasha ee  ku yaala duuleedka degmad baydhabo ayaa waxaa ku nool carruur fara badan oo dan yar ah maadaama aan intoodi badan aysan waalidiintooda ay aboodin qarashaadka waxbarshada. Qaar kamid ah waalidiinta Dhalay Carruurtaasi ayaa Radio Arlaadi ugu warbixiyeen in ay san carruurtooda aan haysanin iskuul iyo dugsi quran.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here