Qoysas Xoola dhaqata ah ku nool Baydhabo Oo heley Fursad Suuq ay ku ganacsadaan kadib markii Xoolaha loo talaalay.

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib markii Xoolaha ku nool Deeganada KG ay la soo deristey Xanuuno kala duwan taasoo saameyn ku yeelatey Xoola dhaqatada maadama aysan Hilibka iyo Caanaha aysan suuqa geyn Karin si taa wax loogu qabto ayay Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa KG ayaa dib u bilowday qeybta 2aad ee talaalka xoolaha, daaweynta iyo wacyi gelinta bulshada xoolo dhaqatada ah ee ku dhaqan KG

Qoysas badan oo xoola dhaqata ah ayaa Fursadaas ka faa’ideystey iyagoo hada Caanaha iyo Hilibka Xoolaha si caadi ah loogu iibsado Suuqyada Magaalada Baydhabo maadama Xoolahooda u daaweysmeen.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here