Qoysas Xoola dhaqata ah Ee ku Nool Duuleedka Magaalada Baydhabo Oo Biyo dhaamin loo sameeyey

0
195

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda FOA ayaa biyo dhaamin u sameysey qoysas ku nool tuulooyin ka tirsan Magaalada Baydhabo kuwaasi oo sameysey abaarta ka jirta guud ahaan dalka Soomaaliya.

Qoysaskaan xoola dhaqatada ah ayaa inta biyo dhaaminta loo sameynin ayaa waxey ku adkeyd in ay helaan biyo ku filan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here