Qoysas sameysay Abaarta Ka jirto Qeybo ka mid ah Tuulooyinka Bakool ayaa Codsadeyn Cawimaadyo kale markii oo Rashin qarsiyay Gudoomiyaha Bakool

0
380

Maamulka gobolka bakool oo kormeer ugu tagey qoysas dan yer ah ee kunool duleedka degmada xudur ee xaruunta gobolka bakool ayaa waxaa uu baaq u direy maamulka KG iyo hay,adaha samafalka ee kashaqeeya deegaanada KG.

dhanka kale dadkan dantayer ee ku nool deegaan lagu magacaabo Faajer Feylahow uu hoos yimaada degmada xudur ayaa waxaa ay dhankooda codsadeenin wax la taro.

Warkung Waliba nig haaye.Bishaar Mayow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here