Qoysas Saameeyay Fatahaada Webiga Oo Deeq Raashin ah Loogu Qeybiyay Afgooye.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa Lix kun oo qoys waxa ay gargaar raashin ah ugu qeybisay Degmada Afgooye, qoysaskaan gargaarka ka faa’iideeystay ayaa iskugu jiray dad ka soo barakacay, colaado iyo fatahaado kuwaas oo saameyn lu yeeshay Fatahaada Webiga.

Goobta lagu qaybinayey Gargaarkaan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha waaxda gargaarka ee hay’adda SoDMA Sharo Cali Yusuf, gudoomiyaha Degmada, kan Gobolka Sh.hoose.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yuusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here