Qoysas ku nool tuulada sheeloow Magaalada Baladweyne oo codsaday in la caawiyo.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysaskan oo ku nool tuulada sheeloow oo ku talla duleedka galbeed ee Baladweyne ayaa xiligaan waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo.

dadka ku nool tuuladan ayaa waxaa go-doomiyay biyaha kasoo fatahay wabiga shaabelle waxaana heeysta baayiho ay ka mid tahay raashiin la’aan iyo caafimaad darro.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here