Qoysas ku nool Hargeysa Oo lagu wareejiyey Guriyaal Loo dhisey.

0
83

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy) Dhismayaashan casriga ah oo laga hirgaliyay waqooyiga magaalada hargeysa ayaa loogu tala galay 50 qoys in ay degaan fulintiisa, waxaana iska kaashaday Hay’addaha Zamzam Foundation iyo Hay’adda Al najaad.

Munaasabad lagu dahfurayay ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliland oo si rasmi ah u xarig jaray dhismiyaasha Iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here