Qoysas ku nool Degmada Balcad oo la Garsiiyay Gar gaar Raashiin ah.

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdani ayaa Waxa ay ka timid Hey’adda gar-gaarka masibooyinka federaalka Soomaaliya, Waxa ayna Wakiil ugu soo dhigatay Maamulka degmada balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe in la gaarsiiyo dadka danyarta ah iyo kuwa ka soo barakacay abaarta, Waxaana deqdani loo qeybiyay ku dhawaad 1334 Qoysas ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here