Qoysas ku nool Degmada Afgooye Oo Guriyahooda uga Barakacay Fatahaada Webiga Shabeele.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wabiga shabeele ayaa ku soo fatahay guryaha afgooye ka dib markii wabiga uu biyo badan keeney waxaana uu saameeyey qoysas badan oo degan degmada Afgooye ee gobolka shabeelada Hoose

Waxaana Degmada Afgooye u kala go’day Bari iyo Galbeed kadib Fatahaad uu Sameeyay Wobiga Shabelle

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here