Qoysas ku go’doonsan tuulada Shabeeloow Gobolka Hiiran oo codsaday in la caawiyo.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad 700 oo qoys oo kunoool Tuulada Shabeeloow galbeedka magaalada Baladweyne ayaa waxaa ay go’doon ku yihiin mudo kabadan 5 maalin,Dadkan ayaa ubadan caruur waayeel iyo dad naafo ah kuwaa oo aan awooodin in ay kasoo talaaban wabiga.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here