Qoysas ka soo Barkacay Degmada Diinsoor Oo Lagu soo dhaweeyay kaamka Dog Cumar ee Baydhabo.

0
442

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kaamka Dog Cumar ee Degmada Baydhabo ayaa lagu soo dhaweeyey qoysas ka soo barkacay Degmada Diinsoor iyo tuulooyin ka tirsan kuwaasi oo si yaabooyin kala duwan ay ugu soo barkaceen degaanadii ay ku noolayeen ay ugu weyn yihiin abaar iyo biyo yari.

Qoysaska qaar ee soo gaaray Degmada Baydhabo ayaa waxaa ku jira qaar kamid ah haweenka oo wadada ay ku soo umuleen iyo kuwo kale oo intee ay waddada ku soo jireen ay ku soo xanuunsadeen, waxeyna xiligaani bukaano ku yihiin kaamka Dog Cumar.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here