Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah kaamamka ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa soo gaarey barakacayaal cusub oo ka Soo barakacey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Ka dib markii ay Degmada ka dhacey Dagaal u dhaxeeyo beelaha wada dega Degmada iyo Degaanada hoos yimaad.
Dadkaan danyarta ah ee ku soo biirey kaamamka ayaa sheegey in ay yihiin kuwa la soo kulmey daruufo kala duwan taasina sababatey in ay Degmada Baydhabo ka soo doontaan noolal iyo goob xasiloon ayiga iyo caruurtoodaba.
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ