Qoysas Ka Soo Barakacay Degmada Diinsoor Oo Deeq Raashiin ah Loogu Qeybiyey Gudaha Magaalada Baydhabo.

0
299

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xildhibaan Luul Ibraahim daafeedow oo ka mid ah mudaniyaasha Baarlamaanka dalka ayaa Ku Dhowaad Sedax Boqol oo qoys deeq Raashin ah oo iskugu jirta Bariis Sonkor Saliid Timir iyo caano liido ugu Qeybisay qaar ka mid ah kaamamka barakacyaasha duleedka Baydhabo Ee xarunta gobolka baay.

Goobta Deeqdan raashin lagu qeybinaayey waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaradda Haweenka Marwo Fahiima Osmaan Omar Xildhibaan Luul Ibraahim daafeedow oo ka tirsan baarlamanka cusub Ee dalka, agaasimaha guud ee wasaaradda Madiina Ahmed Nuur xildhibano ka tirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here