Qoysas ka soo barakacay deegaano hoos yimaada degmada ceel-barde oo deeq rashin ah loo qeeybiyay

0
201

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)in ka badan 100 qoys oo ka soo barakaceen deegaano hoose imadaan degmada ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa waxa degmadaasi looga qeybiyay Rashiin ka kooban Bur, Bariis ,Sokor iyo Saliid ayaa la siiyay,waxaana deegaanadooda uga soo Barakaceeyn Abaaraha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here