Qoysas ka soo Barakacay dagaaladii ka dhacay Degmada Luuq Oo gaaray Doolow

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysas ka soo barakacay Dagaal beeleedkii sadaxdii maalmood ka dhacayey Degmada Luuq ayaa soo gaarey Barakaca Ladan ee Degmada Doloow,Qoysaskan oo u badan hoyooyin Caruur iyo dad da,ah ayaa waxaa ka muuqdo daruufo nololeed oo dhanka nolosha ah kuwaa oo ka soo barakacay guryihii ay daganayeen ee Magaalada Luuq waxayna hoy ka dhigteen guryo yaryar laga sameeyey baco kartoomo marooyin iyo ilo qaarkood ayaa hoy ka dhigtey geedaha iyo dhismayaasha ceelasha hoostooda.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here