Qoysas ka barakacay Fatahaado Webiga Shabelle uu ka geystay deegaanada Waqooyi ee Gobalka Hiiraan

0
189

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad 400 oo qoys ayaa ka barakacay Fatahaado Webiga Shabelle uu ka geystay deegaanada Waqooyi Magalaada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan ka dib markii Wabiga uu keenay Biyo aad u fara badan.

Qoysaskan ka Barakacay Deegaanadooda ayaa waxay gaareen goobo ka fog Biyaha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here