Qoysas ka Barakacay Fatahaadii Baladweyne Oo Deeq Raashin ah loo qeybiyay

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kun Qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah ee ay saameysay Fatahaada Baladweyne ayaa ka faa’ideystay deeq isugu jirta Bariis,Sokor iyo Saliid ay u qeybisay Hay’ada Bisha Cas Ee Imaaraadka Caraabta oo Kaaashaneysa Hay’ada Qoxootiga Barkacaayasha Maamul Goboleedka Hirshabeelle.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here