Qoysas Dhibaato ka soo gaartay Hoobiye ku dhacay Tuulada buula-Balow Oo Deeq lacag ah la gaarsiiyey.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan Deeqda Lacageed lagu Wareejiyay ayaa waxay kamid yihiin Dadkii Dhibaatada kasoo gaartay Hoobiye kula dhacay Tuulada buula-Balow ee Deegaanka Bariire Gobolka Shabeelaha Hoose kuwaas oo qaar kamid ah ehelada iyo waalidkooda Isbitaal kula jiraan Magaalada Muqdisho.

Xilibaan Aamina oo kamid ah Golaha Wakiilada Dowlada KG oo wakiil ka ah Madaxweynaha KG ayaa deeq gaareysa Lixkun oo Dollar ay ku wareejisey ilaa afar qoys oo dhibaatada soo gaartey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamead Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here