Qoysas deeq raashin ah loogu qeeybiyay tuudalada Boqor dharkeyn ee Soomaliland.

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan oo iskugu jirtay raashin iyo bacaha laga galo roobka ayaa la gaarsiyay 150 qoys ku nool tuulada Boqor dharkeyn ee gobolka saraar.

Dadka lagaarsiyay deeqda ayaa waxaa saameyn xoog leh kuyeeshay roobab dabeylo wato oo kada,ay deeganada gobolka Saraar ee Soomaliland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here