Qoysas danyar ah ku nool Degmada Shangaani Oo Deeq Raashiin ah la gaarsiiyey

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan oo isuga jirta qeybaha kala duwan ee raashinka waxaana bulshada danyarta ah uga deeqdey dowllada taliyaaniga ayidoo loo soo wakiishtey cutubka taakuleynta taliyaaniga, waxaana deeqdaan ka faa’ideystey 100 qoys oo ku nool degmada shagaani ee muqdisho.

Xariiriyaha Xafiiska Cutubka Taakuleynta Ee taliyaaniga Maxamuud Huseen Kabtan Mooge ayaa faafaxhn ka bixiyey deeqdaan raashinka a,h waxaana uu sidoo kale sheegey in inta badan degmooyinka gobolka banaadir ay gaarsiyeen deeqa raashin ah inta dhimana ay dhamaan wada gaarsiin doonaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here