Qoysas danyar ku nool Degmada Baxdo Oo Loo qeybiyay Deeq Raashiin ah.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 600 oo Qoys oo ay saameeyeen Fatahaada Roobka iyo danyarta ku nool Degmada Baxdo ee Gobolka Mudug ayaa la gaarsiiyay Nuucyada kala duwan ee Raaashinka

Gargaarkaan oo isuga jira qeybaha kala duwan ee raashiinka ayaa qeybisay Hay’adda Tadaamun oo wakiil ka heyd Xaruunta gargaarka iyo bani’aadannimada ee Boqor salmaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here