Qoysas danyar ah oo ku nool deeganka fareeryale oo la gaarsiiyay gurmad kala duwan.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada horumarinta haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa gurmad gargaar ah oo kala duwan gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool deeganka fareeryale ee hoos tago gobolka Sool.

Deeqdan ayaa iskugu jirtay raashin, katiifado, buskud iyo timir iyadoo inta badan dadka ka faa’ideystay deeqdan ay iskugu jiran kuwa ka soo hayaamay magaalada Laascaanood iyo kuwa ay sameysay abaarta ka jirta dalka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here