Qoysas danyar ah oo ka Faa’iideystay Udxiyo loogu qeybiyey Degmada Cadaado.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucaan Udxiyo ah oo ururka samafalka Samakaab ka fuliyay degmooyinka Caddaada iyo godan labe ee gobolka galgaduud ayaa waxaa ka faa’ideystay Laba kun oo qof danyar ah.

Cabdi Nuur Xasan Daahir oo ah gudoomiyaha Ururka Samakaab ayaa ka warbixiyay mashruucaan oo sanad kasta ay ka fuliyaan degaanada gobolka Galgaduud.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here