Qoysas danyar ah oo Deeqa Raashiin ah loogu qaybiyay Magaalada Berbera.

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda kheyriga ah ee EWADA ayaa deeq raashin ah gaadhsiisay qaar ka mid ah qoysaska danyarta ah oo kunool magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil.

Deeqdaan Raashinka ah aya ka kooban Bur Bariis Sonkor iyo saliid waxaana bixiyay lacagta lagu iibiyay walaalo muxsiiniin ah oo kunool wadanka faransiiska.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here