Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashin loogu qeybiyey Degmada Xudur

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Degmada Xudur ee Gobolka Bakool Gaarey Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Masiibooyinka Koonfur Galbeed mudane Cabdinaasir Cabdi Caruush, iyo Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA mudane Maxamud Macalin.

Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud oo ay wehlinayeen Masuuliyiin kale ee Maamulka Xudur iyo Qeybaha Bulshada ayaa soo dhaweeyay

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here