Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashin Loogu qeybiyey Degmada Xudur.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Xudur iyo Kan Gobolka Bakool oo si wadajir Gargaar raashiin ah ugu qeybiyey dadka danyarta ah oo gaaraya ilaa 700 qoys oo ku dhaqan magaalada Xudur, waxaana deeqda gargaarka raashiinka ah ku deeqday Saldanada Cumaan.

Qoysaskan ayaa ahaa kuwa ku noolaa Xerooyinka Barakacayaasha Degmada Xudur kuwaas oo duruufu adag wajahayey iyadoo lagu guda jiro Dhamaadka Bisha Ramadaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here