Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashin ah loogu qeybiyay Magaalada Baydhabo.

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad kun qoys oo degan Kaamamka ku yaala Magaalada Baydhabo kuwaasi oo ku soo barakacaya Abaarihii ka jirey dalka ayaa Loo qeybiyey Raashin Noocyadiisa kala duwan sida Bariis Timir iyo Saliid,waxaana soo gaarsiiyey Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Xukumada Soomaaliya.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here