Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay Magaalada Balcad.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhexe waxa ay deeq mucaawino ah ugu qeybisay qoysas danyar ah iyo kuwa qaba baahiyaha Gaarka ah kuwaas oo gaarayey 500 oo Qoys.

Shixnadaan gargaar ayaa iskuguy jirtay qeybaha kala duwan ee raashinka,waxaana loogu talagalay in qoysaskaan dantayar muddo maalmo ah ku modaan, waxaana hay’adda Maareynta ka saaciday hay’adda Boqor Salmaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here