Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashiin Loogu qeybiyey Magaalada Boosaaso.

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay,adda Wadaniga ah ee Tadaamun ayaa deeq Raashiin ah oo Afurin ah u qeybisey Labo Kun oo Qoys oo ka mid ah dadka danta yer eek u dhaqan magaalada Boosaaso waxaana Deeqdaan ay wakiil uga ahaayeen DPworld .

Qeybinta raashiinka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madax ka socotey Dowlada Hoose iyo Masuuliyiinta Hay,ada Tadaamun.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here