Qoysas Danyar ah Oo Deeq Raashiin ah Loogu qeybiyey Muqdisho.

0
28

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ee SoDMA Gargaarka u qeybisay ayaa gaaraya 2,000 oo ka soo barakacay dagaalo ka socda deegaano hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose. Kuwaas oo hada ku sugan Kaamka Alla Aamin Ee Duleedka Magaalada Mudisho maadama ay wajahayaan daruufo adag.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here