Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashiin ah loogu qeybiyey Degmada Xudur

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhowaad 220 qoys oo isgu jira dadka baahiyaha gaarka qaba iyo dad Danyar ah ayaa waxey ka faaideysteen Deeq raashin ah oo uu Gaarsiiyey maamulka degmada xudur waxaana deeqdaan maamulka Xudur soo gaarsiiyey hay’adda qaranka soomaliyeed ee sodma.

Uga horeyn qaar ka mid ah dadkii ka faaideystey ayaa maamulka uga Mahadeliyey deeqda uu soo gaarsiyey ayigoona sheegey in ay baahiyo Kala duwan u qabeen.

Warkung walib nig haayte Mariing Maallyn Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here