Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashiin ah Loogu qeybiyey Deegaanka Buula Xaaji.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamul goboleedka Jubbaland oo kaashaneysa hay’adda maareynta iyo masiibooyinka Dowlada Federalka ah ee soomaaliya ayaa deegaanka Buulo-Xaaji gaarsiisay gargaar loogu talagalay dadka danyarta ah ee ku dhaqan deegaankasi

Deeqdaan ayaa waxaa ay iskugu jirtey Bur, bariis sokor iyo raashiin kale oo ay u baahnaayeen dadka deegaanka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here