Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay magaalada Hargeysa

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haya’dda Humaniti international ayaa in kabadan 90 qoys oo danyar ah magaalada Hargeysa ugu qeybisay deeq raashiin oo loogu tala galay ineey ka dhiktaan anfur inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.

Deeqdan ayaa aheyd mid ku timid waqtigii loo bahaan ayigoo ay qoysaska baahi weyn u qabeen waxeyna ay deeqdaan ka koobneed Bur,Bariis,Sokor, ,Saliid iyo Timir

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here