Qoysas danyar ah Oo Deeq gargar ah Oo loogu qeybiyey Degmada Afgooye.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysaskan danyarta ah ee ku nool Degmada Afgooye ayaa waxay horey uga soo Barakeceen Deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose kuwaas oo soo barakicisey Fatahaadii Allino ee dhawaan dalka ka dhacdey taas oo saameysey Nolosha kumanaan kun oo Soomaaliyeed

Deeqdan dadkaan La gaarsiiyey ayaa waxay ahayd Baco iyo Bustooyin ay dhaxanta iyo Kuleeylka ka galaan maadaama ay ku nool yihiin guriyo ka sameysan Baakado waxayna marwalba u nugul yihiin xaaladaha dalka marwalba is bedelaaya.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here