Qoysas Danyar ah Oo Baydhabo loogu Qeybiyay Burjukooyinka wax lagu karsado

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Guud Ee Wasarada bay’ada iyo duur joogta koonfur galbeed soomaliya Ismaaciil Sheekh mustaf ayaa waxa uu ku dhowaad 500 oo qoys oo dan yar ah u qaybiyey burjukooyin wax lagu karsado,Waxeyna qaybinta burjukooyinkaan tahay wajigii labaad ee caawinta qoysaska danyarta ah ee ay sameysey wasarada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here