Qoysas danyar ah Oo Baydhabo Afurin Loogu Sameeyey.

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Dhaha Charity Sheekh Cabdifatax kana mid ah Culimada Baydhabo ayaa waxaa uu ka warbxiyey Afurin ay u sameynayaan dad danta yer ee ku dhaqan magaalada abaydhabo

Dhaha Charity ayaa sanad waliba waxaa ay masaajidka Carabta ee Magaalada Baydhabo waxaa y ku Afurisaa dadka danta yer kuwaasi oo dadka muxsiniinta ah u soo marsiiya Dhaha Charity.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here