Qoysas danyar ah ku nool Hargeysa Oo Lagu wareejiyey Guryo Loo dhisey.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland iyo xoghayaha fulinta dawladda hoose ee Hargeysa ayaa ka qaybgalay munaasibad guryo dhisan lagu wereejinayay qoysas heysta Caruur agoomo ah.

Istaahil Xuseen oo ah Gudoomiyaha hay,ada Dhistey Guryahaan ayaa ugu horeyn ka hadashey madasha Guryahaan lagu wareejinaayey.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here