Qoysas danyar ah Ku nool Degmada Diinsoor Oo la gaarsiiyay kaararka lacagta lagu qaato.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa waxaa ku wehlinaayay guddoomiye ku xigeenadiisa ayaa booqasho iyo indheyn ah ku tagay goobaha dadka danyar oo ay so gaari karin Goobaha lagu iibiyo kaararka lacagta lagu qaato oo ay ugu talagashay hay’addaha in looga Faa’iideeyo dadkaasi.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here